Madaxwayne Xigeenka Puntland oo Daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland

camey

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna sii hayaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta waxuu si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.