Wararka Maanta
Xafladda Xiritaanka Iskuulka Hoose Dhexe Sare Ee Guulwade Sanad-Dugsiyeedka 2016 Ilaa 2017 oo dhameystiran daawasho wacan
Xafladda Xiritaanka Iskuulka Hoose Dhexe Sare Ee Guulwade Sanad-Dugsiyeedka 2016 Ilaa 2017 ayaa kadhacday Magaalada Kismaayo Xafladdan Balaaran Oo Ahayd Mid Si Wanaagsan Loo Soo […]
Dhageyso:-Dad kafan iyo Jiingad laga xijiyo qabriaga loo waayey oo la aasay
Soomaliya ayaa waxaa Jira abaaro dadka iyo duunyada dhameeyey taasoo kalifitay dadkii inay waayaan waxay cunaan, Wararka aan kahelayno Muqdisho ayaa sheegaya in Shan qof […]
Ra’iisul Wasaare Soomaliya oo Muqdisho ka Furay Imtixaanka Shahaadiga ah
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Furay Imtixaanka Mideysan ee Dugsiyada Sare oo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay qaadeyso. Wasaaradda […]
Ciidamada Somaliland iyo Dhalinyaro Careeysan oo ku Dagaalamay Laascaanood
Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Booliiska Maamulka Somaliland iyo Dhalinyaro careysan ayaa goordhow ka bilaawday Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sool. Dagaalka ayaa la sheegay inuu yimid […]
Muuqaal: Diyaarad Sida Agab Caafimaad Oo Ka Soo Dagtay Magaalada Berbera
Diyaarad Sida Agab Caafimaad ayaa Ka Soo Dagtay Magaalada Berbera qapalbakaan aya loogu talagaly in looga hortago cudurka shuban Biyoodka kasoo dhib wayn kuhaya Soomaliya […]
Xaflad lagu xirayay Sanad Dugsiyaadka Schoolka Hoose dhexe iyo Sare ee Aayatiin Dhageso+Sawiro
Xaflad lagu xirayay Sanad Dugsiyaadka Schoolka Hoose dhexe iyo Sare ee Aayatiin ayaa kadhacdey Magaalada Caabudwaaq waxaa kaqab galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida […]
Shirka Golaha Wasiirada Soomaliya oo qodobo Mahiim ah Kasoo baxeen
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga […]