Ciidamada Somaliland iyo Dhalinyaro Careeysan oo ku Dagaalamay Laascaanood

Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Booliiska Maamulka Somaliland iyo Dhalinyaro careysan ayaa goordhow ka bilaawday Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sool. Dagaalka ayaa la sheegay inuu yimid ka dib markii Galabta Ciidamada Somaliland ay Xabsiga dhigeen ku dhawaad 50 Oday oo ka mida kuwa Magaalada Laascaanood,waxaana la sheegay in Amarka lagu xiray Odayaasha ay bixisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.

Xaalada ayaa weli ah mid kacsan waxaana sirasmi ah loo xaqiijin karin khasaaraha ka dhashay dagalkaas, maadaama xili haben ah ay tahay Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxay shegayan in ay socdan wan wan ay wadaan waxgaradka Magaalada lascaanood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.