Dhageyso:-Dad kafan iyo Jiingad laga xijiyo qabriaga loo waayey oo la aasay

mayd

Soomaliya ayaa waxaa Jira abaaro dadka iyo duunyada dhameeyey taasoo kalifitay dadkii inay waayaan waxay cunaan, Wararka aan kahelayno Muqdisho ayaa sheegaya in Shan qof ay baahi iyo nafaqa daro ugu dhintay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir,waxaana lagu aasay Degmadaas.

Waxay kaloo sheegeeyaan dadka barakacayasha in haatan xaaladu ay mareyso in qofkii ka geeriyoodaa ay aasan Kafan la’aan sababtoo ah in ay waayeen lacagtii ay ku soo iibin la haayeen Kafanta dadkuna la yihiin waxay Cunaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.