Xafladda Xiritaanka Iskuulka Hoose Dhexe Sare Ee Guulwade Sanad-Dugsiyeedka 2016 Ilaa 2017 oo dhameystiran daawasho wacan

kism

Xafladda Xiritaanka Iskuulka Hoose Dhexe Sare Ee Guulwade Sanad-Dugsiyeedka 2016 Ilaa 2017 ayaa kadhacday Magaalada Kismaayo Xafladdan Balaaran Oo Ahayd Mid Si Wanaagsan Loo Soo Diyaariyey, Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Marti Sharaf Kala Duwan Sida Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maamulayaasha Iskoolada Iyo Jaamcadaha Ku Yaala Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose Masuuliyiin Ka Socotey Shirkadda Hormuud , Gudiga Iskoolka Guulwade , Waalidiin, Aqoonyahano Iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan.
Hoos ka Daawo Warbixintii wariye Maxamed Kaasim.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.