Taliyaha Booliska Soomaliyeed Jenaral Saacid oo Kaqayb Galay Kulanka Booliiska Africa “AFRIPOL”

sacid

Kulan Loogu Hadlayey Iney Wada Shaqeyn Joogto Ah Ka Dhaxayso Booliska Africa Oo Idil Oo Loogu Magac Daray (AFRIPOL) Ayaa Lagu Qabtay Dalka Kamid Ah Dalalka Afrika Algeria Waxaanaa Kulan Ku Idlaa guud ahaan Taliyayaasha Booliiska ee Qaaradda Afrika.

shirkani ayaa waxaa soomaaliya uga qeybgalay Taliyaha Booliiska Soonaaliyeed, janaraal Cabdixakiin daahir Siciid “Saacid”, waxaana kulanka.uu ka dhacay Magaalada Algeris ee Caasimada wadanka Algeria.
Jananka oo khudbad dheer kajeediyay Madasha ayaa ku nuuxnuuxsaday, sida ay muhiim u tahay in guud ahaan laamaha Booliiska ee Qaaradda afrika ay u yeelan lahaayeen wada shaqeyn Buuxda.

Guud ahaan madaxdii kulanka ka.qeybgashay.ayaa isku raacday sidii loo mideyn lahaa booliiska afrika, loona yeelan.lahaa wadashaqeyn dhameystiran.
sacid

sacid

sacid

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.