Muuqaal:Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta
Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliin, waxaana kusoo dhaweeyey Wasiirka waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee […]