Ciyaar yahan Cumar Muumin Simbaawi oo lagu aasey Degmada Afgooye

mayd

Cumar Muumin Simbaawi oo kamid ahaa Ciyaartooyda kooxda Kubadda Cagta ee Elman ayaa ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho, Cumar ayaa waxaa uu kamid ah koox Ciyaartood ah oo lagu weeray Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana uu u dhintay dhaawicii Soo gaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.