Muuqaal:Dowlada Soomaliya Oo Maamnuucday Waraaqaha Been abuurka ah qofkii lagu qabtana Ciqaab Culus Mudan doono

xabsi

Kulan looga hadlaayay ducomintiyada been abuurka ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana kulankaan ka qayb galab wasiirka Cadaalada,Taliayaha Booliiska Xeer ilaaliyaha qaranka iyo gudoomiyaha maxkamada Sarre waxaana kulankaan laga soo saarey amar ah in maanta laga bilaabo in la mamnuucay Waraqaha been abuurka ah cidii lagu qabta ay mudan doonto ciqaab dheer.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.