Daawo:Deeq Raashina oo Lasoo Gaarsiiyey Dowlad Soomaliya

markab

Soomaliya ayaa waxaa ku habsaday abaar aad xun oo xoolihii iyo Bulshada dhib ku haysa waxaana gurmada ka imaanayaa lagu bad baadinaayo Bulshada soomaliyeed ee abaaruhu saameeyeen duninada caalamka , Markab siday shixnad raashina ayaa ka yimid dalka Indoniisiya waxaana dekada Muqdisho kula wareegay Wasiirka Gargaarka soomaliya Maryan Qaasim.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.