Dhageyso:Caabudwaaq Xaaf oo loo sheegay inuu wax Ka qabto Rasasta Laga soo qaado Galmudug oo Lagu Xasuuqo Saaxo,Gaxandhaale

xaaf

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf oo shalay safar dhulka ah ku yimid degmada caabudwaaq ayaa lakulmay Mid kamid ah Beelaha Dega Magaalada Caabudwaaq ka hor inta uusan dib ugu laaban Magaalada Cadaado. Madaxwaynaha Galmudug aya loo sheegay inuu wax ka qabto Colaada Saaxo,Galinsoor deegaanada udhow oo colaadeeda Galmudug Laga soo abaabulay raastana laga keeno

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan inooga soodiray Caabudwaaq.

xaaf

takoy

xaaf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.