Xanuunka Shuban Biyoodka Ayaa Ka Dilaacay Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Boorama

xabsi

Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Boorama Oo ayaa waxaa kajira xaalad cafimaad daro ku timid maxaabiista halkaas ku jira waxaana maxaabiistaan ku dhacay cudurka shuban biyoodka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.