Muuqaal:Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta

mahdi

Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliin, waxaana kusoo dhaweeyey Wasiirka waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.