Daawo:Ciidamada Xooga Dalka qaybta Gobolka Gedo ayaa kasaaray AL-shabab

ciidan

Ciidamada Xooga Dalka qaybta Gobolka Gedo ayaa kasaaray AL-shabab deeagaano cusub oo ay kamid yihiin deeganada udhaxeeyo Garbahaarey iyo buurdhoobo, kooxihii halkaas ku sugnaa ee Al-shabab ayaa iskaga cararey goobihii Joogeen.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.