
Boqolaal Qoys oo kunool Degmooyinka Baaardheere ayaa Maalinkasta inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaanka helay afur joogta ah oo isugu jira bariis,timir,cabitaan, culimada iyo wax garadka degmada Baardheere ayaa uga mahadceliyey dowlada Sacuudiga sida wanaagsan ay u taakulaysay dadka aan haysan waxay ku afuraan, Mashruucaan Afurinta Dadka Sooman waxaa ku deeqay Xarunta Gar’gaarka Bini’aadnimada ee Dalka Sucuudiga.
Leave a Reply