
Madaxweynaha Jamhruuiyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (farmaajo) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee caasimadda kmg ah ee Maamulka Jubbaland.
Wafdiga madaxweyne Somaliya waxaa ku weheliya wasiiro,Xildhibaano waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada kismaayo kusoo dhaweeyay madaxda Jubbaland uu ugu horeeyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed madooobe), iyo Shacabka Magaalada Kismaayo.
Leave a Reply