Dhageyso+Sawiro:Madaxweynaha Soomaliya oo ubax dhigay taalada Daljirka dahsoon
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay taalaada Dal-jirka dahsoon ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay taalaada Dal-jirka dahsoon ee magaalada Muqdisho.
Raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa qudbad qiimo badan ka jeediyey Munaasabad balaran oo lagu xusayey Maalinta Xoriyada iyo Midowga dalka Soomaaliya 1da Luulayo oo […]
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu xusayey Maalinta Xoriyada iyo Midowga dalka Soomaaliya 1da Luulayo. waxana ka qayb galay Madaxda Dalka […]
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaay xukun dila ku fulisay Todobo Rag ah, kuwaasi oo horey Maxkamaddu ay ugu xukuntay dil toogasho ah, Guddoomiyaha Maxkamadda […]
Wafdigii Wadahalada Khaatumo iyo somaliland Uga Qayb Galay ayaa Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo, Waftigaan waxaa hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada arimaha dibada u qaabilsan Maamulka Khaatumo […]
Xildhibaando Ka Tirasan Barlamaanka Somaaliya ayaa Taageeray Waxqabadka Xuumada Soomaliya ee uu hogaamiya Raysawsaare Xasan Cali Khayre iyo mudadii ay Jirtay, Xildhibaanadaan kala ah Idiris […]
Somaalida Ku Dhaqan dalka Jarmalka Oo Mudahaarad ka horsameeyey Baarlamaanka Jermalka ayakoo cabanaya culays kaga yimid dowlada sidii loo aqbilahaa in soomliada lloogu fududayn lahaaa […]
Ciidmada Dowlada Soomaliya ayaa Lawareegay Saldhig ay ku laayeen duleedka Califood dheele Kooxda Alshabab saana waxaa sheegay Amaan duulaha ciidanka xooga Dalka Soomaliyeed Genraal Cali […]
Natiijada Imtaxaanaadka Dugsiyada Puntalan Oo ayaa looga Dhawaaqay Garoowe waxaana Goobjoog ka ahaa wasiirka waxabarshada Puntland.
Maamulka gobalka Banaadir ayaa howlo bur burin ah ka sameeyay qeyba ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Nuqdisho Gudoomiyaha Gobolka Baandir Taabit Cabdi Maxamed […]
Dabkaan ayaa ka kacay suuqa Xamarweyne magaalada Muqdisho Gaar ahaan Suuqa Dahablaha dabkaan ayaa gaystay qasaare Hantiyadeed goobta dabka ka kacay ayaa waxaa soo gaarey […]
Madaxda ugu Sareysa Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Madaxwyane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysawasaare Xasan Cali Khayre ayaa xafiisyadooda ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibedda […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes