Maqal iyo Muuqaal:Xildhibaando Taageeray Waxqabadka Xuumada Soomaliya kan soo Horjeestey Kudlada Horisocod

Xildhibaando Ka Tirasan Barlamaanka Somaaliya ayaa Taageeray Waxqabadka Xuumada Soomaliya ee uu hogaamiya Raysawsaare Xasan Cali Khayre iyo mudadii ay Jirtay, Xildhibaanadaan kala ah Idiris Xasan iyo xildhibaan Daahir Cabdi Cabdulle waxay Kasoo horjeesteen Kudlada Horisocod ee Nairobi lagu sameeyey oo u shaqeeyo Cadowga soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.