Daawo:Dab qasaaro hantiyeed geystay ayaa ka kacay suuqa Degmadda Xamarweyne

Dabkaan ayaa ka kacay suuqa Xamarweyne magaalada Muqdisho Gaar ahaan Suuqa Dahablaha dabkaan ayaa gaystay qasaare Hantiyadeed goobta dabka ka kacay ayaa waxaa soo gaarey ciidamada dab damiska iyo Gudoomiyaha Gobolka Baandir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.