Wafdigii Wadahalada Khaatumo Uga Qayb Galay Oo Lagu Soo Dhaweeyey Ceerigaabo

khatumo

Wafdigii Wadahalada Khaatumo iyo somaliland Uga Qayb Galay ayaa Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo, Waftigaan waxaa hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada arimaha dibada u qaabilsan Maamulka Khaatumo Maxamuud Ismaaciil shabac waxaana xaflad wayn soo dhaweeyn ah usameyey waxgaragka ceerigaabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.