Wararka Maanta
Shir Lagaga Hadlayey Deeqo Soomaaliya Uga Yimid Wadamada Dibada
wasaarada gargaarka iyo gudiga abaaraha ayaa waxay ka warbixiyeen Cawimaad katimid dalalka turkiga iyo indoniisiya waxaana shir gudoominaayey Raysawasaare kuxigeenka soomaliya Mahadi axmed guuleed.
Dhageyso:Gudoomiye Taabit oo Xalay Lagu Furtay Beerta Nabada
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay Shacab Farabadan kula dabaal degay […]
Mal iyo Muqaal:Xildhibaanada Soomaliland oo waxba Kamajiraan Ku tilmaamay Heshiiskii Khaatumo
Dhawaaan bay ahayd markii madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaliif iyo Somaliland heshiis ku gaareen Hargayso, Hadaba Xildhibaanada Soomaliland ayey arintaan u isu qaban waydey waxaana saaxafada […]
Madaxwayne Gaas Puntland Xornimada Soomaliya qayb wayn bay ku lahayd
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu hambalyeeyey ummadda Soomaaliyeed 57-sano guuradii ka soo wareegtey xiligii ay gobollada koonfureed ee dalka Soomaaliya xorriyadooda […]
Golaha Abwaanada Soomaliyeed oo Xusay 1da Luulyo
Golaha Abwaanada Soomaliyeed oo kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay buslada Soomalioyeed ku dhiira galiyeen qiimaha ay lahayd 1da Luulyo waxay fikirkooda kusoo bandhigeen […]
Daawo:Shacabka Buuhoodle oo Siyaab Leh ugu Dabaal Dagay 1da Luulyo
Munaasabada lagu xusaay Ida Luulya oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Buuhoodle, waxaana halkaas ka hadlay Masuuliyiin kale duwan,waxgarad,Dhalinyaro […]
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Qardho
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dowlada Soomaliya Cabdi faarax juxaa oo socdaalo ku marayay Puntland ayaa loogu soo dhoweeyay magalada Qardho, Wasiirka oo kasoo kicitimay Garoowe […]
Dhageyso+Sawiro:Madaxweynaha Soomaliya oo ubax dhigay taalada Daljirka dahsoon
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay taalaada Dal-jirka dahsoon ee magaalada Muqdisho.
Dhageyso:Qudbadii Raysawsaare qayre Ka jeedeyey Xafladii 1da Juulaay ee loagu qabtey Muqdisho
Raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa qudbad qiimo badan ka jeediyey Munaasabad balaran oo lagu xusayey Maalinta Xoriyada iyo Midowga dalka Soomaaliya 1da Luulayo oo […]
Maqal iyo Muuqaal Qudbadii Madaxwayanah Soomaliya Xuskii 1da Luulyo ee lagu qabtay Muqdisho
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu xusayey Maalinta Xoriyada iyo Midowga dalka Soomaaliya 1da Luulayo. waxana ka qayb galay Madaxda Dalka […]
Daawo:Maxkamada Ciidamada Puntland Oo Dil Ku Fulisay 7 Nin Oo Ka Tirasanaa Al-shabaab
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaay xukun dila ku fulisay Todobo Rag ah, kuwaasi oo horey Maxkamaddu ay ugu xukuntay dil toogasho ah, Guddoomiyaha Maxkamadda […]
Wafdigii Wadahalada Khaatumo Uga Qayb Galay Oo Lagu Soo Dhaweeyey Ceerigaabo
Wafdigii Wadahalada Khaatumo iyo somaliland Uga Qayb Galay ayaa Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo, Waftigaan waxaa hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada arimaha dibada u qaabilsan Maamulka Khaatumo […]