Dhageyso:Gudoomiye Taabit oo Xalay Lagu Furtay Beerta Nabada

taabit

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay Shacab Farabadan kula dabaal degay beerta Nabada, Gudoomiye taabit ayaa ka carooday lacag xalay looga qaaday Beerta Nabad kadib markuu Casumaad u fidiyey Madfax iyo qabyaha Bulshada ee kala duwan.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo ka mid ah Mas’uuliyiintii ka qeyb galay dabaal dega ayaa Mas’uuliyiinta Beerta Nabadda ugu baaqay in ay Shacabka ka joojiyaan lacagaha laga qaado maadaama ay tahay goob dadweyne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.