Daawo:Shacabka Buuhoodle oo Siyaab Leh ugu Dabaal Dagay 1da Luulyo

Munaasabada lagu xusaay Ida Luulya oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Buuhoodle, waxaana halkaas ka hadlay Masuuliyiin kale duwan,waxgarad,Dhalinyaro iyo Haween suugaan ku Muujiyey aragtidooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.