Daawo:Maxkamada Ciidamada Puntland Oo Dil Ku Fulisay 7 Nin Oo Ka Tirasanaa Al-shabaab

qarax

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaay xukun dila ku fulisay Todobo Rag ah, kuwaasi oo horey Maxkamaddu ay ugu xukuntay dil toogasho ah, Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada ee Puntland Cawil Axmed Faarax ayaa sheegay raggan in horey xukun dil ah loogu riday, balse maanta lagu fuliyay xukunkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.