Maqal iyo Muuqaal Qudbadii Madaxwayanah Soomaliya Xuskii 1da Luulyo ee lagu qabtay Muqdisho

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu xusayey Maalinta Xoriyada iyo Midowga dalka Soomaaliya 1da Luulayo. waxana ka qayb galay Madaxda Dalka ugu saraysa, Gudoomiyaha gobolka Baandir,xildhibaano madaxdii hore,Ciidamo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxwynaha soomaliya ayaa waxuu ka jeediyey qudbad kala duwan oo taabanaysa meelo badan iyo dadkii u dagaalamay xornimada soomalyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.