Madaxwayne Gaas Puntland Xornimada Soomaliya qayb wayn bay ku lahayd

gaas

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu hambalyeeyey ummadda Soomaaliyeed 57-sano guuradii ka soo wareegtey xiligii ay gobollada koonfureed ee dalka Soomaaliya xorriyadooda ka qaateen gumeystihii ayna midoobeen gobolada Waqooyi iyo koonfureed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.