Madaxwayne Gaas oo Go’aan sadey in Puntland La jaanqaado Caalamka
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe ka dhagax dhigay wado laamiya taas oo wax ka badalaysa bilicda iyo horumarka Magaalada Garoowe, […]
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe ka dhagax dhigay wado laamiya taas oo wax ka badalaysa bilicda iyo horumarka Magaalada Garoowe, […]
Tiro maxaabiis ah oo uu cafis u fidiyay madaxweynaha Jubaland ayaa laga sii daayay xabsiga dhexe magaalada ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka jubbaland ee […]
Waxaa isi soo taraya eedeemaha loo soo jeedinayo Maamulka Jubbaland iyadoo lagu eedeynayo inay ku fashilmeen hawshii loo idmaday iyo musuq maasuq balaraan ee ku […]
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxauu ku qabtay Magaalada Baydhabo Munaasabad lagu dhiiragalinaayo Ciidamada Booliiska ee maamulka Koonfur Galbeed, Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Maamulka […]
Ilmahan yar meydkeeda ayaa la sheegay in laga soo qaaday meel aan ka fogeyn guriga qoyska ay ka soo jeedo, Ciidamda booliiska Laascanood ayaa helay […]
Ciidamada Milateriga Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaaday tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dhexmaray ciidamada Soomaliya iyo Koodii Alshabaab dagaal culus oo dhinacyao badan […]
Qarax weyn ayaa laga maqlay markab Marayay xeebaha Puntland ee Soomaaliya Waxaana la arkayay olol Weyn Oo Muddo socday, Markabkaan ayaa ahaa kuwa dagaalka lama […]
Wararka aan kahelayno magaalo xeebeedka Berbera ayaa sheegay inuu dab ka kacay dekada Berbera, Dabka ayaa ka kacay dekada Berbera qaybta la dhigo konteenarada Waxaana […]
Wararka ka imaanayo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in kolonyo Gadiidka Ciidamada Kenya qarax Miino oo dhulka lagu aasay lagula beegsaday […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes