Wararka Maanta
Maqal iyo Muuqaal:Maamulka BalanBale Oo Deeq Raashin ah Gaarsiiyay Qoysas Ka Soo Bara Kacay Dagaalka Xeraale
Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa deeq iskugu jirtay Raashin iyo Daawo gaarsiiyay dadkii ka soo barakacay dagaaladii todobaadkii hore kadhacay Xeraale. Ayaanle Cabdulaahi […]
Faallo : Jaceylkii Geediga Safarka W/Q : Mohamed Shaafac.
Waa Fiid hore ah Jawiga Magaalada ay qisadan Jaceyl ka dhacdayne waa mid dagan, cirku waa daruureysanyahay, oo saansaan roob ayaa muuqata, dadku waa kuwo […]
Kornayl Maxamed Cismaan Ruukow oo Lagu dilay Degmada Luuq iyo Xaalada Kacsan
Allaha Unaxariistee Kornayl Maxamed Cismaan Ruukow oo Kamida Ciidmada Soomaliyeed ee ku sugan degmada Luuq ayaa xalay gurigiisa lagu dilay lama garanaayo cida kamasuulka ah. […]
Xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha soomaliya oo Muqdisho Lag Furay
Waxaa Caasumada soomaliya ee Muqdisho laga Furay Xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaliya waxana ka qayb galay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka […]
Daawo:Wasiirka maaliyadda Soomaliya oo saxiixay 1 Milyan oo dollar oo Lagu deeqay Soomaliya
Wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr C/axrmaan Ducaale Beyle ayaa kulankaan uu xafiiskiisa kula qaatay wafdigan ka socday Bankiga Aduunka oo uu hogaaminayay Hugh Ridell madaxa […]
Wasaarada qorsheynta Soomaliya oo Muqdisho ku qabatay shirka dabagalka qorshaha Qaranka
Wasaaradaha qorsheynta Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlayo arrimaha dabagalka qorshaha qaran iyo xeer ka […]
Daawo:Musharax Maxamuud aadan Funan oo Ka codsaday Soomalida Nairobi inay codkiisa Siiyaan
Musharax Maxamuud aadan Funan oo ah nin dhalinyaro Soomali kenyaan ah Una Sharaxan Islii Counciller ayaa ka codsaday Soomalida degan Kenya inay Codkiisa siiyaan, Musharax […]
Dhageyso:Xildhibaan Muumino Sheekh Xasan oo Ku eddeysey Barlamanka somaliya Inay Jabiyeen Sharcigii iyo kala dambayntii
Dhawaan bay hayd markii Barlamanka Soomaliya ka Horyimaadeen Go’aan ay gartey Maxkamada Sarre ee soomaliya oo ahaa 8 Kursi oo kamaida Baarlamanka soomaliya in dib […]