Maqal iyo Muuqaal:Maamulka BalanBale Oo Deeq Raashin ah Gaarsiiyay Qoysas Ka Soo Bara Kacay Dagaalka Xeraale

rashin

Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa deeq iskugu jirtay Raashin iyo Daawo gaarsiiyay dadkii ka soo barakacay dagaaladii todobaadkii hore kadhacay Xeraale.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Balanballe ka soodiray


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.