Xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha soomaliya oo Muqdisho Lag Furay

muday

Waxaa Caasumada soomaliya ee Muqdisho laga Furay Xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaliya waxana ka qayb galay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Soomaaliya, xubno ka socday Guddiga Qaran ee shaqaalaha Rayidka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.