Daawo:Musharax Maxamuud aadan Funan oo Ka codsaday Soomalida Nairobi inay codkiisa Siiyaan

councillor

Musharax Maxamuud aadan Funan oo ah nin dhalinyaro Soomali kenyaan ah Una Sharaxan Islii Counciller ayaa ka codsaday Soomalida degan Kenya inay Codkiisa siiyaan, Musharax Maxamuud ayaa horay u ahaa sarkaal ka tirsan ciidamada Kenya hadana usharaxan dowlada hoose ee Islii, Soomalida dagan Nairobi Islii ayaa horey udoortay XXildhibaanSoomaliya Hadana raba inay doortaan Xildhiban iyo Counciller MUsharaxa Maxamuud Aadan Funan ayaa balanqaaday haduu guuleysto inuu soomalida wax badan uqabanayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.