Wasaarada qorsheynta Soomaliya oo Muqdisho ku qabatay shirka dabagalka qorshaha Qaranka

jamaal

Wasaaradaha qorsheynta Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlayo arrimaha dabagalka qorshaha qaran iyo xeer ka hadlaya habka qiimeynta iyo dabagalka qorshaha Qaranka ee loo sameeyay dalka kaasi oo ay hormuud ka tahay wasaaradda qorsheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.