Kornayl Maxamed Cismaan Ruukow oo Lagu dilay Degmada Luuq iyo Xaalada Kacsan

deg

Allaha Unaxariistee Kornayl Maxamed Cismaan Ruukow oo Kamida Ciidmada Soomaliyeed ee ku sugan degmada Luuq ayaa xalay gurigiisa lagu dilay lama garanaayo cida kamasuulka ah.

Gedotimes oo laxariirtay waxgaradka degmada Luuq ayaa u sheegay in Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan iyo Kornayl Maxamed Cismaan ay is afgaradwaa uu dhex maray qorigiisana laga qaaday.

Warerkeena dambe kala socda warar dheerad ah oo ku saabsan dilka kornayl Maxamed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.