Dhageyso:Xildhibaan Muumino Sheekh Xasan oo Ku eddeysey Barlamanka somaliya Inay Jabiyeen Sharcigii iyo kala dambayntii

muna

Dhawaan bay hayd markii Barlamanka Soomaliya ka Horyimaadeen Go’aan ay gartey Maxkamada Sarre ee soomaliya oo ahaa 8 Kursi oo kamaida Baarlamanka soomaliya in dib loon doorto, diidmadaan ay diideen Barlamaanka Soomaliya ayaa wax layaab leh ku noqotay Bulshada Soomaliyeed sababtoo ah Xukun ay Maxkamadi riday inaysan jirin cid kahor imaankarto.

Muumino Sheekh Xasan oo kamid ahayd Barlamaankii hore ee dowladii xasan Shiiq Hadana Kamida Kuraasta lagu Dacwado Kasocota ayaa Barlaamka ku eedeeyeysey inaysan ilaalinayn Sharciga kuna xad gudbeen Masuuliyadii saarnayd.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.