Daawo:Wasiirka maaliyadda Soomaliya oo saxiixay 1 Milyan oo dollar oo Lagu deeqay Soomaliya

Wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr C/axrmaan Ducaale Beyle ayaa kulankaan uu xafiiskiisa kula qaatay wafdigan ka socday Bankiga Aduunka oo uu hogaaminayay Hugh Ridell madaxa Bankiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya waxaa diiradda lagu saaray horumarinta hanaanka maamul maaliyeed ee dalka, kor u qaadista taageerada Bankiga Aduunka uu siiyo Soomaaliya iyo sidii deymaha looga cafin lahaa sida uu sharaxay wasiirka Maaliyadda Soomaliya.

Wasiirka Maaliyada ayaa sheegay inuu gudoomay Jeeg ka yimid Bankiga horumarinta Africa oo ay ku taalao lacag deeq ah oo dhan 1 milyan oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.