Dhageyso+Sawiro:Munaasabad Xariga looga jarayay Shirkad NOMAD ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud.
Munaasabad Xariga looga jarayay Shirkadda Jumladda Raashinka iyo Bagaasha #NOMAD ee Magaaladda Caabudwaaq Waxaana Munaasabaddaan ka qayb galay Gudoomiye kuxigeenka Degmada Caabudwaaq Muxiyadiin Cabdi Geelle,Odaasha […]