Daawo:Maamulka Doolow iyo xildhibaanno ayaa soo kormeeray Dugsiyada degmadaas

shire

Maamulka Degamada Doolow ee gobolka Gedo oo waheliyaan qaar kamida Xildhibaanada Juubaland ayaa kormeeray dugsiyada degmada doolow iyo kuwa barakacayaasha waxayna mid mid ugaleen faalada dugsiyada iyakoo u kuur galaayey qabadaha iyo baahiyaha haysta iskuuladaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.