Daawo:Wasiirka Aminga Jubbaland oo war lagu Farxo kasheegay shirkii Kismaayo

jana

Magaalada Kismaayo waxaa manta kafurmay shir heer qaran ah oo at ka qayb galeen wasaradaha Aminag maamul Gobvoleedyada iyo Dowlada Federaalka ah waxaana looga arinsanayo Amniga Somaaliya iyo sidii Alshabaab Loola dagaalami lahaaa.

wasirka aminaga Amniga Jubbaland Cabduqaadir Janan ayaa sheegay in shrikaan looga arinsanayo sidii hal mawqif looga qaadan laha dagaal ka dhan ah argagixisada Alshabab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.