Daawo:Madaxa Haayada Midnimada Haweenka soomaaliyeed ayaa ka warbixisey haweenka gobolka Gedo

xaliimo

Xaaliimo farax Godane waa madax hay’ada Midnimada Haweenka Soomaliyeed SWSO oo inta badan ka hawlgasha deganada Jubbaland,Xaliimo Faarax ayaa waxay booqasho mahuum ah ku tagtay gobolka Gedo gaar ahaan Magaalooyinka Baladxaawo, Doolow waxayna uga warbixisey wariye Maxamed Kaasim kulanadii Xaliimo iyo Haweenka Gobolka Gedo dhexmaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.