Sawiro-Maamulka Degmada Gaalkacyo oo bur burin ku sameyay Dhismiyaal ku yaalla Gaalkacyo kuwasi oo caqabad ku ahaa

Xilli Mudooyinkii ugu dambeysay shacab reer Gaalkacyo ay kacabanayeen biyo fariistay  wadooyinka Magalada  kadib roobkii dhawaan kada’ay magaalda gaalkacyo iyo deeganada hoos yimaada ayaa haddane masuuliyiinta dagmada Gaalkacyo waxaa ay bilaabeen qorashyaal biyaha looga saarayo gudaha magalada Gaalkacyo

Masuuliyiinta dagmadaGaalkacyo ayaa saakay bur burin ku sameyay dhismiyaal ku yaaall magalada Gaalkacyo kuwasi oo loogu talagalay in ay noqodaan biyo mareen ay sii maraan biyaha magalada madama qaar ka mid ah xaafadaha Gaalkacyo ay yaalla biyo aad u fara badan oo qaarkood dhaqaatiirta ay shegeen in ay ka dhalan karto cuduro kala duwan.

Duqa dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare ayaa sheegay in qorshaan loogu tala galay in biyaha looga saaro gudaha magaalda Gaalkacyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.