Daawo: Ciidamo ka hor yimid Doorashadda Somaliland

Ciidamo hubaysan oo ku sugan Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa ka soo horjeestay sanaadiiqda codbixinta Doorashada Somaliland in la geeyo Magaalada Buuhoodle.

Saraakiisha ciidamada hoggaaminaysa ayaa sheegay inay gubayaan sanaadiiqda codbixinta Somaliland, haddii la keeno Magaalada Buuhoodle.

Doorashada Somaliland ayaa waxa ay si rasmi ah uga socotaa Magaalooyinka Somaliland, balse Gobolada Sool iyo Sanaag meelo ka mid ah ayaa waxaa ku sugan ciidamada Puntland oo doorashada ka soo horjeeda.

 

hoos ka daawo muuqalka:

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.