Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Arimaha Bulshada

roob

DHAGEYSO: Roobab xooggan oo maanta ka curtay gobalka Gedo

10th April 2016 admin 2

=Roobab xooggan ayaa ka curtay deegaannada waqooyi ee gobalka Gedo kuwaasoo xiray isu socodka degmooyin muhiim ah oo ku yaalla gobalkaasi. Maxamed Xaaji oo kamid […]

Daawo: Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo

10th April 2016 admin 2

DAAWO: Gedo Times oo Sawiro ka sooqaaday Bilicda Hoteladii Caanka ahaa ee Magaalada Kismaayo.

9th April 2016 admin 11

Xilli aan horay u balanqaadnay inaan idiin soo gudbin doono akhristayaal Muuqaalo ku saabsan Bilicda Magaalada Kismaayo iyo dib u soo nooleyntii hotelada taariikhiga ahaa […]

DAAWO: Xulka heesaha iyo Jimcaha – Waad igu bannaan tahaye

8th April 2016 admin 6
abaar

DAAWO: Xaaladda deegaanno hoostaga Baardheere oo laga deyrinayo(Video)

8th April 2016 admin 4

Daawo: Xaflad lagu baraarujinayay bahda waxbarashada oo lagu qabtay Degmada Garbahaareey

8th April 2016 admin 3

Waxaa xaflada kasoo qaybgalay ardada waxkabarato labo iskuul hoose dhexe ee kala ah: Dugsi hoosedhexe ee Garbahaareey ee ay gacanta ku hayso Hay,ada NCA, iyo […]

Daawo:Barmaamijka Dareenka Shacabka iyo Heshiiskii Kismaayo

30th March 2016 admin 6

dareenka shacabka oo ah Barmaamij todobaadkasta ka baxa tvga HCtv oo uu daadihiyo Duraan Shirwac ayaa waxaa looga doodey sidii uu dhacay heshiiskii dhexmarey Maamulka […]

Daawo: Sawirada Heshiiskii Axmed Madoobe iyo Beesha Sade ku dhexmaray Magaalada Kismaayo.

16th March 2016 admin 8

Daawo Sawiro Ay Gedo Times  kasoo qaaday heshiiskii Maanta Kismaayo ku dhexmaray Axmed Madoobe iyo Beesha Sade.

maqa

MAQAAL: GUURKA MUSAAFURKA. W/Q: Maxamed Ibraahim……

10th March 2016 admin 3

Qormadii hore waxaan kaga hadalay  guurka loo yaqaano Qudbosirada waxa aan maantna ka hadli doonaa guurka  ay sameeyaan inta badan raga Qurbaha ka yimaado. Guurka […]

XOG: Beesha Sade oo Midowday iyo Qodobo Masiiri ah oo ay si wadajir ah u soo saareen, “Akhriso”

9th March 2016 admin 16

Xilli maalimihii lasoo dhaafay magaalada Kismaayo ay beesha Sade ku laheyd kulamo isdaba joog ah ayaa hadda waxaa shirarkaasi la isku raacay warmurtiyeed kakooban ilaa […]

No Image

Dhageyso: kaliil ” Majiraan Wali kulamo Fool ka Fool ah oo Kismaayo ka bilowday, Dhawaan ayaase la filayaa”

6th March 2016 admin 5

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Gedo Maxamed Cabdi kaliil oo Wareysi gaar ah siinayay Shabakadda Gedo Times ayaa ka waramay halka uu maraayo shirkii iyo wadahadaladii […]

Faalo Taxane ah: QUDBA SIRADA MA MUTCADII SHIICADAY SHABAHDAA?, MISE GIRLFRIEND-KA GAALADA.

5th March 2016 admin 2

GUUR LAGU WAREERSAN YAHAY. waxaa sanadahaan kusoo batay bulsho weynta Soomaaliyeed Guur noocyo badan ah oo aanan horay loo aqoon markii aad ufiirsatana salka kuhayo […]

bardheere

Daawo:Magaalada Baardheere oo ka soo Kabanaysa, Xaaladiii Nolaleed ee ay soo martay.

3rd March 2016 admin 2

Degmada bardheere ee koonfurta fog ee gobolka gedo oo ah Degmada ugu weyn uguna dadka badan Gobol weynaha Gedo ayaa kasoo kabaneyso xaalado nolaleed oo […]

DAAWO:IOM IYO WSSP SHIR AY KUQABTEEN CARDIF UK

25th February 2016 admin 1

Xaflad aad uwayn oo ay soo qaban qaabiyeey uruka aqoonyahanada iyo ardayda Soomaliyeen (WorldWide Somali Students and Professionals) marka lasoo gaabiyana loo yaqaano WSSP  iyo […]

DAAWO:GABDHAAN UDIRAYNAA SACUUDI CARABIA

25th February 2016 admin 1

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cismaan Libaax Ibraahim ayaa sheegey in codsi ay udireen dalalka khaliijka oo ay waydiisteen in shaqo lasiiyo shacabka […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes