Daawo:Barmaamijka Dareenka Shacabka iyo Heshiiskii Kismaayo

dareenka shacabka oo ah Barmaamij todobaadkasta ka baxa tvga HCtv oo uu daadihiyo Duraan Shirwac ayaa waxaa looga doodey sidii uu dhacay heshiiskii dhexmarey Maamulka Jubbaland iyo Beel kamida Beelaha daga Jubbaland. waxaa Duraan Shirwac kala qayb qaatey Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Shuuriye iyo Dr Maxamed cabdi Cumer waxaa looga dooday muhiimada shirkaan lahaa iyo sida ay muhiim u tahay in lafuliyo wixii lagu heshiiyey iyo in shacabka jubbaland dhamaantood loo sameeyo dib u heshiisiin,waxaa kaloo kaqayb qaatey barmaamijkaan jaaliyada kasoo jeeda Jubbalnd ee Dagan Birmigham uk iyo Maxamuud sayid oo isaguna jooga Kismaayo.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.