Daawo:Dadka ku nool Xeryaha qaxootiga ee Kenya oo Ka hadlay Heshiiskii kismaayo a dhacay.

Qaxootiga ku dhaqan xerada Dhadhaab ayaa siyaayso kala duwan kaga hadlay shirkii kusoo dhamaadey kismaayo oo heshiiku ku dhex mareen mid kamida beelaha daga jubbaland iyo maamulka. dadka ayaa inta badan soo dhaweeyey heshiiskaas sheegayna in beelaha kalana in ayakana wixii wax tabana heshiis lala bilaabo, waana mida kaliya in lawada hadlo wax lagu gaari karo.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.