Daawo:Shacabka ku dhaqan Degmada Beledxaawo oo soo dhaweyay heshiiskii lagu gaaray Magaalada Kismaayo.

Waxaa meelo badan oo kamida soomaliya laga soo dhaweynaya heshiiskii kadhacay Kismaayo meelaha laga Soo dhaweeyey waxaa kamida Baladxaawo.Xaflad ay soo qaban qaabiyeen maamulka Baladxaawo oo ay goobjeeg ka ahaayeen qaybaha kala duwan ee bulshada Baladxaawo, waxaa xafladaa ka hadlay gudoomiye kuxigeenka degmada Baadxaawo Bille iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.