Daawo:Degmada Baardheere oo laga soo Dhaweeyey heshiiskii kismaayo.

Xaflad lagu taageerayo heshiiskii kadhacay kismaayo ay ku gaareen beel kamida beelaha daga Jubbaland iyo Maamulka Jubbaland ayna soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Bardheere ayna kaqayb galeen qaybaha bulshada rayidka ah ee degmada baardheere ayaa kadhacay baardheere . madaxda iyo dadwaynaha bulshada baardheere ayaa taageerey shirkaas kism,aayo ka dhacay iyagoo tilmaamey inay muhiim tahay in wada hadalada labadiyo.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.