Daawo:Munaasabad Lagu Tageerayo Heshiiskii Beesha Sade iyo Axmed Madoobe oo Kismaayo lagu qabtay.

Munaasabad laguna taageerayo laguna ayidaayo heshiiskii dhex maray maamulka Jubbaland iyo beel kamida beelaha daga jubbalnd ayaa waxay kadhacday Kismaayo oo ay qayb galeen labada madaxwayne kuxigeen ee jubbaland,baarlamaan,siyaasiyiin,dhalinyaro,haween odayaal iyo qaybaha bulshada ee kala duwan.dadkii halkaa kahadlay waxay sheegiin inay niyad sami layskaga baahan yahay dib heshiisintii halkii laga wado dadka jubbaland nabad loogu baaqo.
Hoos kadawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.