Daawo:Puntland kama Taanusulin 4.5 Waana Diidnay

Madaxwayne kuxigeenka Puntland C/xakiim xaaji  Cameey ayaa booqosho ku yimid Magaalada ganacsiga Boosaaso ayaa sheegey  in uu safarkiisu uu kusaabsan yahay ukuur gal iyo indha indhayn shaqda dawlada sidey usocoto iyo abaaraha  iyo in laga wada shaqeeyo taakulada ciidamada amaanka Puntland.

Hoos kadaawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.