Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo Xariga ka jaray dhismaha Cusub ee Wasaaradda Maaliya
Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland oo laga hirgeliyey dhismaheeda magaalada […]