Articles by admin
Dhageyso:Xildhibaan Muumino Sheekh Xasan oo Ku eddeysey Barlamanka somaliya Inay Jabiyeen Sharcigii iyo kala dambayntii
Dhawaan bay hayd markii Barlamanka Soomaliya ka Horyimaadeen Go’aan ay gartey Maxkamada Sarre ee soomaliya oo ahaa 8 Kursi oo kamaida Baarlamanka soomaliya in dib […]
Baaqii Bulshada Gobolka Gedo oo laga Soo jawaabay Xabsigana loo Taxaabay dadkii dilka Ugaystay Maxaabiista Degmada Baladxaawo
Maamulkii degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo ayaa la xirxiray kadib dilal loo gaystay maxaabiis 4 ah oo ku xirnayd Xabsiga degmada Baladxaawo. Ciidamada Ammaanka ee […]
Jaaliyada UK ee kasoo Jeeda Jubbaland oo Cambaareysey dilkii Maxabiista ee Kadhacay Baladxaawo
Jaaliyada Somaaliyeed ee ku nool wadanka Ingiriiska ee kasoo jeeda Maamul goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga naxday una cambaareesay dilkii loo gaystay 4 maxbuus […]
Jaaliyada Kasoo Jeeda Gobolka Gedo ee Kusugan Kenya oo Cambaareyey Dilkii 4 Maxbuus ugeysteen Maamulka Baladxaawo
Shir dag daga oo iskugu Yimaadeen waxgaradka,dhalinyarada.aqoon yahadanada,Culimada iyo Haweenka kasoo Jeeda gobolka Gedo ayaa waxay Cambaareyn wayn usoo jeediyeyn Maamulka iyo Nabadsugida Baladxaawo oo […]
Taliyihii Ciidanka Taraafikada Gobolka Banaadir oo Xilka laga qaaday
Wararka ka imaanaya Gobolka Banaadir ayaa sheegayaaTaliyihii Ciidamada ilaalada Wadooyink Gen. Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa Xilkii laga qaaday,waxaana Xilkaasi loo dhiibay Cali Maxamed […]
Daawo:Barlamaka Soomaliya oo lagu eedeyey Inay qalalaso Siyaasadeed dalka ku hayaan Loona baahan yahay In laga Hortago
kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho Ururrada Bulshada Rayidka ah ayey ku dhaliileen go’aankii Golaha shacabka Soomaaliya uu ku laalay go’aankii Makxmaadda sare ee dib […]
Dhagesyo:Barlamanka Soomaliya oo udib u celiyay sharciga la dagaalanka musuq maasuqa
Mudanayaash Baarlamanka Soomaliya ayaa maant kulankoodi cadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Golah shacabka ee Magaalada Muqdisho kaas oo manta la horgeeyay sharciga la […]
Ciidanka Nabadsugida oo Dilay Maxaabis Ku Xirneed Xabsiga Demagada BaladXaawo
Wararka Naga soo Gaaraya Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Nabadsugida Baladxaawo si qarsoodi ah xabsiga ugala baxeen maxaabiis ku xirneyd xabsiga […]
Daawo:Shirkii Sharciga Isgaarsiinta oo ka socday Kismaayo ayaa Fashil Kusoo dhamaadey
Shirkii Looga hadlaayey Sharciga Isgaarsiinta Dalka Soomaliya Ee Maal-Mihii Ugu Dambeeyey Ka Soconaayey Magaalada Kismaayo Ayaa Kusoo Dhamaadey Is-Afgarad La’aan Kadib Markii maamul goboleedyada ku […]